WAR MURTIYEED KASOO BAXAY SHIRKADA MAALIN

  • 24 April, 2021
  • Category : News

Ku soo dhawaada macamisha sharafta leh war bixin ee soo saartay shirka maalin



Attachments

WAR MURTIYEED .pdf

Comments
Maxamed xersi colaad 11 July 2021 14:03:17

Lacagta qiimaheeda waa 2000 dolar waa hilmaamay cadadkeed 

Reply
Khadar mohamed 10 June 2021 20:55:10

Asc wr wb mudanayaal iyo marwooyin aniga lacag baa iga maqan ilaa $15000 from london to abdalla ninkaan wax u dhiibayna iima sheegayo waxba halkan London ayaana wada joognaa maantaa iigu danbeeysay ee fadlan arinkaan iga caawiya insha Allah mahadsanid 

Reply
Maxamed xersi colaad 11 July 2021 14:00:51

Asc walaal waxaan idinka codsan lahaa inaad lacagteydii iso celisaaan waayo waan u baahanahay kuna shaqeysan lahaa wlhi baagamuunda ahay lacagtaasi waxaa igu sadaqeysatay walaashey iga weyn faadumo maxamed macow dagan SWEDEN ayado ay igugu dhiibtay ninka la yiraahdo CABDIKHADIR SHEEKH MUUMIN dagan wadanka kenya taariikhda mar ay aheyd 2020 bishii 2aad ee maarso wabilaahi towfiiq

Reply
Maxamed xersi colaad 02 August 2021 20:59:02

Asc shirkada maalin group walaalayaal iso celsha lacagti cadadkeeda yahay 2,000 dolar taaso leygugu

Dhiibay cabdikhadir sheekh mumin

Dagan Nairobi lacagta waxaa igugu dhiibtqy walaashey iga weyn 

Faadumo maxamed macow dagan sweden walaalayalow iso dhaqsada


Reply

see more

Leave a Reply